(Sawirro) Trump oo booqasho ku tegay mid ka Mid ah dalalka ugu halista badan caalamka

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa booqasho aan la shaacinin ugu tegay ciidamada Mareykanka ee jooga dalka Afghanistan. Madaxaweyne Trump ayaa sheegay in wadahadal uu u socdo kooxda Taliban iyo Mareykanka. “Taliban waxay doonayaan heshiis”, ayuu Trump u sheegay askarta Mareykanka ee ku sugan saldhigga Bagram, halkaasoo uu sidoo kale kula kulmay Madaweynaha dalka Afhghanistan, Ashraf … Continue reading (Sawirro) Trump oo booqasho ku tegay mid ka Mid ah dalalka ugu halista badan caalamka